Siduu u tukan jirey Nebiga naxariista Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee oo kooban
-
Siduu u tukan jirey Nebiga naxariista Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee oo kooban
-
Author: Cabdulcasiis Xasan Yacquub
-
Qaamuuska soomaali carabi oo kooban waxaan u qoray Soomaalida jecel iney bartaan afka Qur’aanka kariimka.